LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Dhambaal jacayl oo qurxoon

Dhambaal jacayl 













Gacalizo tani waa balanta an kaa 

qaday waxan kula qeybsan doona 

maalin kaste daqiiqad kaste iyo 


second kaste inta noloshayda ka 

dhiman, wan ogahy in anan dhames 

tirnen balse qalbigaygu si dhaba ayu 


ku jecladay waxkaste an awoodana 

wan u samen kara kalia si aan u arko 

adigo faraxsan, waxa tahy rajadayda 


riyadayda garabkayga iyo farxadyda 

ugu weyn, farxadadu wa hadafkayga 

dhoola cadeyntaatu waa abaal 


marintayda, waxa tahy dhiiri galiyaha 

noloshayda sbbta farxadayda 

naxariizta naftayda mcnka noloshyda 


nuurka indhahayga io boqorada 

qalbigayga, codkagu wuxu dawo u 

yahy qalbi aaminsan inaysan jirin 


gabadh an adiga aheyn, waxan ku 

balan qaday in an ku dhagesan dono 

kaa taxadari doono kuna tusi dono in 

ad tahy qof lama helaan ah, wad ku 

mahadsantahy in aad tahy 


lamanahayga adi darta waxan helay jaceylki an ku riyookn jiray kumana ogolan dono in ad si dhayala noloshayda uga baxdid


Mar walba waxan ahay qofki shalay aad baratay kaliya indhahayga fiiri waxaad ka arki kartaa sida aan daacada kugu ahay boqoradayda


Aad baan u jeclaa inan ku daeyeelo

ku siiyo jaceyl xaddhaaf ah

Marwalba garabkaaga ahaado Inaan dhib iyo dheef kula Qeybsado


ku ilaashado murugtana kaa dhowro

ku siiyo danen xaddhaaf ah lkn

intaba adiga isiiyey kaana helay farxad Quruxda badan aad isiisey ma ilaabayo


Wa ku jeclahay markasta

:Waligay ma baran noole Ka wanagsan.

Post a Comment

0 Comments