LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Erayo calaacal ah 2025

              Erayo jacayl oo calaacala 2025





Sidaan kugu walanahay waxa ka bagaya mar dhow inan magacaga cid walbo aan ugu waco

Nolosha dhan waxay ku qurux bad naa naysa marka ay hal gabar kuu nogoto wax walbo

Xitaa Hadii Ay Dunido Dhan ijecladan

Qofka Kaliya Aan Rabo Malin io Habenba

Waa Adiga Boqoradydiii

Dunida waxa jiro wax yabo badan oo lagu farxo halka aniga ay farxadeyda taalo agtaada 

Waxa inaga dhexeya ma ahan jacayl oo kaliya ee waa Qiso ay naga dhaxli doonan caruur tena

Hadaad Kali Tahay Waxan

Ku Noqonaa Hoos

Hadaad Rabto Inad Ooyso Waxan

Noqon Doonaa Garabkaaga

Haddii Aadan Faraxsaneyn Waan

Ka Qoslisiin Doonaa

Hadaad Ani li Baahan Tahay Agtaada Ayaan Ahaan Doonaa

Intaasa igu filan

Ugu danbeyn marka an ka arkay naxriis fara badan iyo jaceyl an marna xad la hayn ana waxa an ku sii qaday jaceyl fara badan

Nasiib uma yeelan inaan subax walba hortaada ka soo kaco balse waxa farxad ii ah inaan maalin iyo habeen fariintaada ama codkaada aan maqlo


Post a Comment

0 Comments