Erayo calaacal ah oo qalbi jaba 2025
Quruxda amaan baad u tahay dulqadkana horseed baad u tahay naxariztana hoy
baad u tahay dumarkana hogaan baad u tahay anigana marwa ii tahay
Runtii hadii aan noolan lahaa bogol nololood on adunka kuso waregi lahaa meel kastana tagi lahaa oon malaayin saacadod farad ku noolan lahaa umay dhiganteen xitaa hal daqiiqo oon adiga kula qaatay Manay gaadhen faradaan farxo markan fariintada arko
Wad istaahisha waxad istaahisha jaceylkan mid ka badan waxad istahisha naxariis aan dhamad lahen waxad istahisha in lagu dajiyo qalbi ad kali ku tahay waxad istahisha in adiga moye aan gabadh kale xita la eegin waxad istaahisha in xili wal aad u bahatid garabkaga an taagnado waxad istahisha nolol ta ugu sareysa waxad istahisha in an kaliga kugu eekado waxad itahishaa in taaj madaxa lagu saaro waxad istahisha in dumarka oo idil boqorad lagaga dhigo waxad istahisha in aad hooyo u noqotid caruur wada qurxon oo adigo kale ah waxad istahisha in aan kun magac oo kala duwan kula baxo oo dhamantod ku tusaya ilaa heerka aad noloshayda ka taganyahy waxad istahisha in muztaqbal qurxon an kula qato waxad istahisha in malaayin buug oo quruxdada ka waramaya lagu quro waxad istahisha in taalo lagu dhiso si ay jiilka danbe u arkan gabadhi u qurxaned ee adunkan so marta waxad istahisha in ifka lagugu jeclado waxad istahisha in markaste lagu raali galiyo xita hadi ad qaldantahy waxad istahisha in amantada la wado ilaa u qalinku dhamado buuguna buuxsamo waxad istahisha in malin kaste kun jeer madaxa laga dhunkado
Run ahanti ma garanayo sida an ku jecladay iyo xiliga aan ku jecladay waxa kaliya aan ogahay ayaa ah in aan navtayda ka jeclahay, adiga aniga ku leH wanan ku faanaya inan hadalkaa dhaho, waxa ku doortay qalbi ku arakaya in aad naxaristisi tahy waxa ku dooratay nav ku arkaysa in aad navteedi tahay waxa ku doortay indho ku arkaya in aad nuurkodi tahy waxa ku doortay dhago codkaga u araka dawadoodi, waxa tahy qofta an rabo inan u sheego sirahayga oo dhan waxa tahy qofta an rabo inan subax kaste kuso kaco fariinteda waxa tahy qofta kaliya an rabo in an la wadaago murugtayda farxadayda hadafkayga iyo muztaqbalkayga, hadii ad il bahantahy markaste diyaar ayan ku ahay xita hadi anad ii baanhayn diyar ayan ku ahay
0 Comments