LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Erayo jacayl 2025

 Erayo jacayl romantic ah 2025


Fiiri noloshayda Kula Ciyaaro Mooye

Kuguma Ciyaari Doono Inaa

Ku llaashado Mahinee Kuma

Cidleyn Doono Nolosheyda


Dhambaal jacay 


GEERAAR JACAYL OO MACAAN

•Waxaa Tahay Midaan Doortay.

•Dumar Aan Ka Caashaqay.

•Dookhaygu Raacay.

Dahabiyo Luul.

•Waxaa Tahay Midii Ka-Darnay

•Dhab Ahaantii Ma-Jiro.

•Midaan Kugu Doorsan Karo.

•Waxaa Tahay Qayb Kamid Noolashayda.

•Waxaa Tahay Farxadayda.

•Waxwalba Ayaad li Tahay.

•Waana Ku Jeclahay.


Kaliya markaan Kula hadlaayo waxaan ka

Hadlaa Qalbiga si Aan kuu Dareensiyo

Qiimaha Aad ku leedahay Qalbigeyga

Xataa Qoraalada Aad ii soo qorto waxaan

moodaba iney albiga taabanaayaan waan kula jeclahay nafteyda maxaa yelay

Daacadnimad Aan kaa arkay Ayaan Aniga Hogaan unoqday Adiga ii nogo Hooyadii

jaceylka

Ma iLaalin karo galadaad kayga Ikn waxa Ku Balan gadaya inaan nogdo nin Raali Galin badan xitta haddi anan lahyn wax

Qalad aho

Waan ku jeclaan doona Wana kugu faani doona had iyo jeer kaliyah xasuusnow ina aniga un ku leeyahy

Aniga iyo qalbigeyga waxaan diyaar u nahay in aan laabtada ku na sano

Post a Comment

0 Comments