Erayo jacayl oo xula
1.majiro waqti iiga farxad badan midka aan adiga kula qaato boqoradayda
2.Xususnow qalbigayga kaliya
Boos kuma lihid ee asiga oo dhan ayaad dagtay .
3.Iga raali nogo ma joojin Karo jeceylka aan adiga ku jeclahay
4.Adiga waxa tahay xusuusta ugu Quruxda badan ee maskaxdayda ku jirta Hppti
5.Mar walba waxan raba inan adiga kula jogo xitaa hadan haynin hadal aan ku dhaho
6.inaad adiga noqoto qeyb ka mid ah nolasheyda waa nasiib aan dadka kle dherahay
7.Nasiib Uma yeelan inan subax walba hortada so istaago balse waxa farxad ii ah inaa maalin lyo habeen farlintaada
ama codkada aan maqlo
8.Mar walba waxan ahay qofki shalay aad baratay kaliya indhahayga fiiri waxaad ka arki kartaa sida aan daacada kugu ahay boqoradayda
9.waxa laga yaaba inaa layaaban tahay sida aan ku daneeyo Ikn ogow qalbi bartay ag joogaaga Uma adkeesan
Karo maqnaa shiyahaaga
10: Waxaa tahay qof aan agtiisa ku dareemo farxada oo idil io dagnaasho xaga nafteyda ah waxa tahay qeyb iga mid ah boqoradayda
11:Qof inu qofkale u xiiso Una ka maarmi waayo lahadalkiisa, aragtidiisa ag joogiisa jaceelow adiga u sabb ah
12.Jaceylka dhabta ah waa Kan ku Bara tanaasulka waqti walba xitaa hadii uusan qaladka xagaaga
ahayn
13.Noloshu waxay nasiin karta kumanaan qof oo quruxbadan
Ikn kaliya Hal bogorad ayaa ku filan nolosha quruxdeeda
14.waan ku jeclahay sabbto ah waxaad ii noqotay wahelka naftayda iyo dhaqtarada qalbigeyga
15.Inta aan aniga noolahay waxan ahay ruux mar walbo kugu faanaayo boqoradayda
16.waxan raba in ay ka maseeran dhamantod markay arkan sida aan waqti waliba kugu faano kuguna cadeeyo ina tahay boqorada qalbigeyga iyo furaha farxadeyda oo
idil.
Run ahaan Tii boqoradayda hduu jiro ruux uqalma in la jeclaado gacaliso waa adi waana uqalantaa
Suldaamadayda i dhagayso runtii way adagtahay in la helo
Ruux adigoo kle ah marka waa inaa ku ilaashadaa boqoradayda waana uqalantaa Suldaamadayda
0 Comments