Erayo jacayl 2025
Ma iLaalin karo galadaad kayga Ikn waxa Ku Balan gadaya inaan nogdo nin Raali Galin badan xitta haddi anan lahyn wax Qalad aho
Waan ku jeclaan doona Wana kugu faani doona had iyo jeer kaliyah xasuusnow ina aniga un ku leeyahy
Aniga iyo qalbigeyga waxaan diyaar u nahay in aan laabtada ku na sano
jaceylka dhabta ah ee aan adiga
Kuu Qabo do
* kuma ekaan doono
halkaan ee wuxuu nogon doona mid si jiri doona?
fe inta ay nafi igu jirtoe
Una hibeen doono nafteyda"
ruux
aan adiga eheen i aamin waxaan ku balan Qaadayaa wax walba oo
Qalbigaaga
safarxad gelin karaca
Hadii aan ahaan lahaa ilmadaada
Waxaan ku dhici lahaa bishimahaaga
Balse hadad adiga ahaan laheyd ilmada Indhaheyga waligey ma ooyin leheen
madaama aan ka cabsanayo inan
kuwaayo waa ku jeclahay
Nasiibka adiga kaa calfay waxa uu i
ahaa mid Qasri kaga dhisa Qalbigeega
ma heli doono ruux adiga oo kle
laamin Habeen walba waxan sexdaa anigo niyada kugu
haayo
Dhab ahaantii jacaylkeen wuu ka wayn yahay
erayo kooban ama buug bogolaal page-ah, ma jirto wax lagu qiyaasi karo, Kalsoonida dhedeena
ayaana ka wayn wakasta oo eray lagu tilmaami lahaa Adigu nusbaa tahay Aniguna nuskii kale
Marka laysku keen nabo Naf quraynu leenahay Nal quraa inoo shidan
0 Comments