LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Erayo jacayl oo qalbi jab

                Erayo jacayl oo qalbi Jaba




I dhagayso boqoradayda QaL pigeyga qof walba wan ka xiray marka laga reebo adiga mooye Wax walba oo dhaca waxa ii Ahaan doonta qof qas ahadiga

Jacylka an isku qabno laba deyna ma ahan mid dadka na kala foogeen karaan

Su aal asxaabta Bal kwrn willka aad saxipo tihiin haduu ku dhuho wan ku jeclhy maxd dhihi lahed

Qof kasta wxuu leeyahay qof ugaar ah Noloshiisa Aniga waa adiga.  Jaceylka waa dareen balse dadka qar wxe u isticmalan sidii sunta oo kale

Maxaa ka qurux badan marka ad heshid qof geeri moye anay wax kale idin kala geyn karin

Xata hadi an hesto malayin dooq waxan ku doran dona inaad teyda noqoto

Mcn inta an anigu ku noolahay waxad haysataa qof navtisa

ka jecel farxadadana

wakaste u samen kara

Suuradada qurxoon iyo sowtkaga macaan inaan dhugto iska kaa daawadeey daawadeydu ku jirtaa

qurudu aday kaso bilawmata adaanay

kugu dhamata farxadu aday kaso

bilawmata adanay kugu dhamata naxariistu aday kaso bilawmataa

sido kale jacalku adu kaso bilowmaa adanu kugu dhamada gaarinimadu aday

kaso bilowmata adanay kugu dhamata.

waxad tahay suldamada

navayda iyo qalbigayga jaceylka an ku

qaba hadii uu danbi yahay mudan in laygu ciqaabo ii kordhi danbiga ma noolan karo la'aantaye.

waligay kuma nici doono piz u farax sida ugu badan ad u farxi kartid navtadana ka taxadir iskana daa fikirka badan ninkagu uma jedo gabadh an adiga aheyne waligayna ma ilaawi doni xasuusahan wada samenay markaste adiga databan u farasanaanaya sida ugu

saraysana wan ku jeclanayaaa

men farax farad moye murug uma qalantide  jaceyl moye naceyb ma mudnide

Post a Comment

0 Comments