Erayo qalbiga ka hadlaya oo jacayl
Runta hadaan kuu sheego gacaliso
Waxan ka baqaya inan wax badan kula hadlo,
kadibna aad igu caajisto.
waxaan ka baqayaa inan ka amuso ka dibna aad u malayso xiisahii inu dhamaday
Marba hadan adiga ku rabo iska ilaw kuwa aniga i rabo target keyga ilen wa adiga
Hantida lashegaba Wa Ano adi ku helYy
wan ku xiisay
waan ogahy said ayan u kala dheernahay ma arki karo dhoola cadeentada sido kale ma arki karo
quruxda indhahaga taasina aad ayay igu adagtahy balse jaceylka an ku qabo dartii waxan ku sugi karaa ilaa
dhamadka noloshayda si aan xita hal daqiiqo uun agtada ugu qaato, wan ku
sugi doona ilaa inta uu alle si xalala inagu kulminayo waliba aniga oo ku faraxsan
Waxaan rabay inan ku sheego inan
Kuu xiisay runti Ikn waxaan ogaaday In aad adigana ii xiisay alpi ma ogtahay
Inan adiga said ku jecelahay aanan Qof Kale ka doo ranen adiga waxa thy
jcylkeyga dhabta ah waxa thy Qofka kaliya ee nafteyda raali katahay inan Ku jeclahay wa ogtahy hpp hadadan run
Kuu sheego waxaad thy Qofka klia aan
Doonayo inuu laabteyda so kalo
Ma ogtahy inay ruuxdeyda raali katahy Jaceylkaan
kuu Qabo adiga
mid dhamanayo maba ahan waxaad thy in dhaheygii jaceylkeygi farxadeydi nafteydi
kalsonideydi Quruxdeydi mcntateydi
iyo nafteydii
niyadeydi jexeygii
Qalbigeygiiyo dhamaan niyadeydi adiga Qaatay hpp
0 Comments