Erayo soo jiidasho leh oo macaan
Ma aqano si an kugu sharxo lakin waxa ogahay inaan si xad dhaf ah ku jclhy
Dumrka oo idil adiga usareeya
madaxaga kor uqaad si uusan kaga dhicin Taajka kusaran balse aadan arki karin aadan taban karin
I dhageso si an adi ku hanto waxn ooga so tagay dunida oo idiil hablaha joogay qali
Horta sideen ku dhaha wan ku jeclahay because ereygas wuw gaban yahay jceylkan ku gabana intan wuu ka weyn yahay
saacad walpo malinteyda ka mid ah waxn darema inan aad kugu xiisayo.
Adiga la'antaa qalbigeyga waa sidii haben madaw o aan dayax lahayn xupi
Wan so arkay gabdho qurux badan balse ma arkin gabar kaa qurux badan adiga
I ilaasho waayo anoo kale waliga ma arkyside
Waxaad isiisay farxad iyo
Naxariis aan arkin waligey
Taasna waxey cadeen u thy
Sida dhabta ah ee aad i jeceshay
waana balan inan
Ruux kale kula meel dhigeen
Hadey jirto meel ay nafteyda
Ku dareemeyso xasilooni waa
Agtaada runti adiga Qalbigeyga
Ayaa Qasri ka dhisatay mana rabo Qof
aan adiga eheen inuu dago jcyl Ku
Qabo darteeda wax kasta aad
jeceshay waan usameynaya
I dhageso jaceylkeyga kuma buxin karo boska boqorki ku dhalay blse wxn suldaamad kaga dhigaa duunideyda
Hadiyada ugu wanagsan ee qof ku jecel ku siin karo waa waqtigiisa, dareenkiisa iyo jaceylkiisa.
0 Comments