LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Erayo jacayl oo qurxoon

Erayo jacayl oo qurxoon




Markuu nin rageed ku jeclaado Iska ilow wax maseer la dhoho

Waayo isaga wax kasta ka ilaalinaya 


Boqorod buu ka dhigan dhibaato

Hadey ku so kaarto wuu la murugoonaya waayo wa naf ku jecel


jeceylka wa fudud mahan runtii waa

dareen cajiib

ah oo Qofba Qofka


kale dareen Naxariis aan dhamaad

leheen jaceylka dhabta dhamaado ilaa geerida idin kalaah ma


kaxeyso moyee ilaasho Qofka ku jecel

Waayo ma heleysid Qof sidaas oo kale Ku jecel


Babe qalbigaygu wuu qufulanyahay furihiisana adaa haya fur oo eeg ilaa 

Inta aad adigu jeceshahay waxaad 


ogaan doontaa erayada aan ku dhaho 

In ay ku hoos noqon doonaan wax aad uyar waan ku jeclahay wxaan ka 


Wdaa Waan ku jeclahay daqiiqad kasta 

Oo maalintayda ku jirta uma malenayo 

Sidaan kuu jeclahay inaan waligay qof ujeclaan doono gacalisadayda 


Markaata waxaad ku jirtaa maskaxda

Waligayna adaa ku jiri doono gacaliso 

Wxaa magaalo aad uqurxoon kaaga 

Dhisay qalbigayga marwadayda 


Waxaana boqorad kaaga dhigay qasrigeeda waxaana ka amarqaadan 

Doona dhamaan noolayaasha ku nool 

Macquul maahan inaan adiga ku wayo 


Sababtoo ah in aan adiga ku waayo waxay iiga dhigantahay anigoo waayay 

Farxadaydii dhoola cadayntaydii zxptii 

Iigu dhawayd iyo wax kasta oo aan 


Haystay waxaa rajaynayaa in aad ogaatay in aad tahay aduunkayga

Naxariistaydii iyo qalbigaygii waa balan ma joojin doono inaa sidaan si kadaran 


Kuu jeclaandoono ismana badali doono dareenka aan adiga kuu qabo 

Waxba igamay galin hdii ay wax kasta dhacaan marba hadii aan adiga ku haysto gacaliso


Post a Comment

0 Comments