Erayo jacayl oo qiiro leh
dareenkaad seylada geysay ma u heshay dulaaal fiican
inaad adiga noqoto qeyb ka mid ah nolasheyda waa nasiib aan dadka kle dherahay
Adiga waxa tahay xusuusta ugu Quruxda badan ee maskaxdayda ku jirta Hppti
Iga raali noqo ma joojin karo jacaylka aan adiga kuu qabo
Mar walba waxan raba inan adiga kula jogo xitaa hadan haynin hadal aan ku dhaho
Xususnow qalbigayga kaliya Boos kuma lihid ee asiga oo dhan ayaad dagtay
Majiro waqti iiga farxad badan midka aan adiga kula qaato boqoradayda
Ma sheegi karo waxa aan sidaan dhan kuugu jeclaaday balse wxa aan ogahay in aad uqalanto jacaylkaas
Ugu danbeen waxaan doortey Qofkii u Qalmay in la doorto Naftana
Ay raali katahay Nolosheydi idhageyso
Waa ku jecelahay intaad ijeceshay in ka badan waxan sugaya
malinta aynu midoobi doono Qalbi xitaa hadii aad i ag joogin waxa ii tahay muhiim mana
Kaa maarmo waxaan ku siin doonaa
jaceylkeyga kalsonideyda
Naxariisteydi
Inta aad noo shahay kalaiya waxan raba inaad ii ahaato Qofka kaliya ifaha
Waxa kaliya ee aan ogahay ayaa ah in markan ku bartay kadib aan dareemay inaan ahay qof qalbi leh oo wax jeclaan kara nolosheyda na wax weyn ayaad ka badashy
Nasiib Uma yeelan inan subax walba hortada so istaago balse waxa farxad ii ah inaa maalin iyo habeen fariintaada ama codkada aan maqlo
hadad ogaan leheed sidaan
Ku jeclahay
sacad iskadayee
DaQiiQad xita
igama maqnateen
0 Comments