LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Erayo jacayl oo xul ah

             Erayo jacayl oo xul ah 2025






macaanto wan ogahay kuma fiicni erayada balse wan isku dayayaa in aan tan sharaxo wan ku jeclahay waxan ka wadaa waxan ku jecladay lagaso bilaabo maalinti kowaad an kulano marki ugu horesay an ku arko ayaad galbigayga qaadatay lagaso bilaabo maalinta ilaa hada ma jirto xita hal maalin oo baday anigon adiga ka fikirin, waxad tahay qeexitanka dhamestirnanta

indhahaga naxarizta badan codkaga macanka

badan hadaladaada soo jlidashada leh qofnimadada cajibka ah iyo qurudada layaabka

leh dhamantod waxay iga dhigayan inan malinba malinta kasi dambesa kusi jeclado, kalia in aan xasuusto in aan adiga ku heysto ayaa malintayda ka dhigi karta mid aad u qurxon, ma qiyaasi kartid waxan daremo marka aad i waydiisid sida ay malintaydu aheyd ina dhagaysatid, markaste wad i dhageysata taasina waxay i tusaysaa in aan heysto qof said il jecel ina danaynaya, marna kuma guul daresatid in aad iga dhigtid mid faraxsan xita hadi an qalad ka galo ima dareensisid in aan qalad ka galay waxa tahay jaceylka noloshyda kun jeer mahadsanid qalbi.


wan ogahy in ay caawa tahy 14 february balse habeenkeni maha jaceylkene ma laha malin u gaara ama waqti u gaara sbbto ah waxan ku jeclahy bil kasto sanadka ku jirto wiig kasto bisha ku jira maalin kasto wiiga ku jirta saacad kasto malinta ku jirta daqiiqad kasto saacada ku jirta iyo second kasto daqiiqada ku jira.


Dareenka ugu cajiibsan waa dareenka jecaylka sabbto ah wuxu ku barayaa inaad qof u xiisto weliba sabb la,aan


waxan ku jeclaaday anigon xita hal mar ku arag waxan ku jeclaaday anigon markaste codkaga maqal sido kale waxan ku jecladay anigo jaceylo dhan ka niyad jabay run ahantii adi horta wan ka cabsan jiray erayga jaceyl sabbto ah waxan markaste arki jiray dad badan oo qalbiga lagaso jabiyay adigan kula kulmay waxkastaba si lama filan ah ayay isku badalen waxan is arkay anigo daremaya daren igu cusub kadib waxan is dhahay laga yaaba in uu xiiso uun yahy wax kale ma jiran hadana marba marka kasi danbeesay waxan si dareemayay in ay waxani xiiso ka weynyihin ila ugu danben an ogaday in jaceylki an ka cabsan jiray iskana ilaalin jiray igu dhacay hadii mar uun lay waydiiyo macnaha erayga jaceyl hubaal magacaaga ayunban sheegi dona.


Post a Comment

0 Comments