LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Erayo soo jiidasho leh oo qurxoon

Erayo Jacyl oo qurxoon 







Marabo qof kula mid ah ama badalkaga adiga oo kaliya ayaan ku rabaa


Waxan Ku bartay adigo dadka kale ila siman hadana inta koonka saaran adiga kugu jeclahay


Boqoradayda markaan agtaada joogo wxaa dareemaa farxad aan cid kle ka heli karin


Hadiyada ugu wanagsan ee qof ku jecel ku siin karo waa waqtigiisa, dareenkiisa iyo jaceylkiisa


Ma jiro wax ka qurux badan markaan adiga kula joogo Suldaamadayda


Wxaad isku darsatay soo jiidasho iyo naxariis aysan lahayn dumarka asaagaa ah


Mcn badanyyy Quruxeyy naxarizztii 


ifkayyy dawadii navtaayyyy nuurki 


indhahayyy faraxdaydiiyeyy i 


dhageyso huby hadii noloshayda 


million jeer laso celin lahaa adiga 


ayunban ku doran laha, sbbto ah 


codkaagu wa daawadyda hadalkaagu 


waa naxariztayda dhola cadentadu 


waa farxadayda jaceylkagu waa 


noloshayda aragaagu waa riyadayda 


murugtadu wa dhibtayda adna waxa tahy boqorada noloshayda.


Damac dumar Kale iguma jiro Gabar aan Adiga ehena indha heyga Ma qabtaan


Laga yaaba in anay indhahaygu 


markaste oy ku bahanyihin ku arki 


karin balse qalbigaygan daqiiqad ku ilaawi karin


inta anad seexan kahor, waxan rabay 


inan ku shego in ad tahy wixii ugu 


qurxona ay abid indhahygu qabtan ana 


ina ahay ninka dunida ugu nasiibka 


badan sabbto ah waxan haystaa 


gabdha uu nin kaste ku hamiyo inu 


helo, sido kale waxa rabay ina ku 


dhaho "wan ku jeclahy" wan ogahy 


malin kaste kun jeer ayan ku dhaha oo 


ma aha marki u horesay an ku dhahayo 


balse waa erayga ugu qurxon aan 


awoodo in an ku dhaho si an ku 


dareensiyo ilaa heerka an ku jeclahy, 


ma jiro cawa qof iga farxad badan 


sabbto ah waxan seexanaya anigo og 


in aad adigu tahy jaceylkayga ana an 


ahay jaceylkaga, waxan ku rajeynaya 


hurdo qurxon iyo riyo qurxon cavimad qab iguso kac...Bye Babe 

Post a Comment

0 Comments