LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Fariin jacayl oo aad umacaan

              Fariin jacayl oo aad umacaan 





jaceylka dhabta ah ee aan adiga

Kuu Qabo co

3 kuma ekaan doono

halkaan ee wuxuu nogon doona mid si jiri doona

ma inta ay nafi igu jirto

Una hibeen doono nafteyda

ruux

aan adiga eheen i aamin waxaan ku balan Qaadayaa wax walba oo

Qalbigaaga

cafarxad gelin karac

Hadii aan ahaan lahaa ilmadaada s

Waxaan ku dhici lahaa bishimahaaga f

Balse hadad adiga ahaan laheyd ilmada Indhaheyga waligey ma ooyin leheen o

madaama aan ka cabsanayo inan

kuwaayo waa ku jeclahay

Nasiibka adiga kaa calfay waxa uu i

ahaa mid Qasri kaga dhisa Qalbigeega

ma heli doono ruux adiga-oo kale.

sojaceylku waa farxad waa kalsoni Waa Naxariis wa dareen cajiib leh Jaceylkaba sidiisaba wa farxad laga helo naxariis aad u macan

Jaceyl

La'aan wa nolol la'aan wa farxadii 0o Dhameystiran Qofka ku jecel wuxuu ku

Siinaya kalsoni cajiib ah < jaceylka wa sida wadnaha oo kale jaceylka la sheego wa adigoo heesta

Qof si xaddhaaf ah ku jecel aò

ma

ogtahay Qofka ku jecel in uu marwalba ka sheegeya ma joogi karo inuu malinti ku so hadal Qaádin waayo Qalbigiisa aya tagtay

•Markaan kula joogo waxey iiga dhigan thy inan ruux kale u bahneen sabab too ah waxaa thy dunideydaca oo idil daqiiqad

walba waxaan jeclahay 

inan ku raali galiyo. waxaan ku

so rajo weynahay in aan

nolosheyda inta ka dhiman aan adiga

kula wadaago xasuusnow nafteyda adigey raali kaa tahay waxana ku jeclahay sida indhaheyga oo kale

Qalbigeyga Go wuxuu leeyahay

magac magacsna anan marnaba ka dhumin doonin jaceylka  ra la sheego waa marka aad Qof dhan farxadiisa tahay


Waxa kaliya ee aan ogahay ayaa ah in markan ku bartay kadib aan dareemay inaan ahay qof qalbi leh oo wax jeclaan kara nolosheyda na wax weyn ayaad ka badashy

hadad ogaan leheed sidaan Ku jeclahay so sacad iskadayee DaQiiQad xita igama maqnateen

Inaad adiga noqoto qeyb ka mid ah nolasheyda waa nasiib aan dadka kle dherahay





Post a Comment

0 Comments