LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Geeraar jacayl oo qurxoon


Geeraar jacayl oo Amaan ah 




Sida caalimkii cilmiga dhigayee

• Dhaguhu u furmaan

• Codkeeda sisaa codkeeda sirtaha

• Caleenta ku taal geedaha qurudaa

• Haday biyo helin masii waartee

• Miyaan cayniyeey kaa ahaan karayaa

• Caadil mahadii ii ngo ciil tira

• Docdaada gabo ii nogo caymiya

• Dushaan kugu sidan sidii curadkii

• Caliyo marnaba hay badin ciil





Waxaad qiimo dheer tahay

• In badan dheyman iyo luule

• Farxad iga dhinneyd baa

• Macaan kugu dhex noolayde

• Wehel aan ku dhaartiyo

• Ahaw dhaaya bilaheygii

• Dhigta loolka haysiyo

• Adaa udub dhexaadkii ah

• Dhankaad iga xigtaa baan

• Cid kale iiga soo dhicinee

• Dhibtood ila dareentaa

• Macaan dheef igu filanee

• ⁠hadaba adi Ku heysto Uma malen maayo wiil iga nasiib badan inuu

Jiro

   • ubax qurux badan oo qalbigaba deqa 

  

Idhagayso macaan badantayda 

Waxan ku jeclaan doonaa ilaa

aad iga dhahdo iga raali noqo waxan helay gof adiga ka fcn.


Hadaa mid kuu sheego marwadyda xaqiiqdaa ah Dadka sida dhabta ah

isku jecel wa kuwa mar walibo is dagaala hadana hishilya

 Waan ku jeclahay waana ku jeclaan doonaa gacaliso waayo waad uqalantaa in lagu jeclaado marwadaya


Hdii uu jiro runtii ruux uqalma in la jeclaado waa adi waayo waxaa tahay qofka mudan in la jeclaado macaanto tan kle runtii ma jiro ruux iga nasiib badan waayo adaan ku haystaa oo ah dhamays dumar

Post a Comment

0 Comments