Sida caalimkii cilmiga dhigayee
• Dhaguhu u furmaan
• Codkeeda sisaa codkeeda sirtaha
• Caleenta ku taal geedaha qurudaa
• Haday biyo helin masii waartee
• Miyaan cayniyeey kaa ahaan karayaa
• Caadil mahadii ii ngo ciil tira
• Docdaada gabo ii nogo caymiya
• Dushaan kugu sidan sidii curadkii
• Caliyo marnaba hay badin ciil
• In badan dheyman iyo luule
• Farxad iga dhinneyd baa
• Macaan kugu dhex noolayde
• Wehel aan ku dhaartiyo
• Ahaw dhaaya bilaheygii
• Dhigta loolka haysiyo
• Adaa udub dhexaadkii ah
• Dhankaad iga xigtaa baan
• Cid kale iiga soo dhicinee
• Dhibtood ila dareentaa
• Macaan dheef igu filanee
• hadaba adi Ku heysto Uma malen maayo wiil iga nasiib badan inuu
Jiro
• ubax qurux badan oo qalbigaba deqa
Idhagayso macaan badantayda
Waxan ku jeclaan doonaa ilaa
aad iga dhahdo iga raali noqo waxan helay gof adiga ka fcn.
Hadaa mid kuu sheego marwadyda xaqiiqdaa ah Dadka sida dhabta ah
isku jecel wa kuwa mar walibo is dagaala hadana hishilya
Waan ku jeclahay waana ku jeclaan doonaa gacaliso waayo waad uqalantaa in lagu jeclaado marwadaya
Hdii uu jiro runtii ruux uqalma in la jeclaado waa adi waayo waxaa tahay qofka mudan in la jeclaado macaanto tan kle runtii ma jiro ruux iga nasiib badan waayo adaan ku haystaa oo ah dhamays dumar
0 Comments