LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Qoraal jacayl 2025

           Qoraal jacayl oo macaan 2025



inti anan adiga kula kulmin ma ogeyn sida ay

macquul ku tahay in uu qof dhola cadentada sabab u nogon karo isagon xita kula joogin inti anan adiga kula kulmin ma ogeyn sida ay macqul ku tahay in

aad qof navtada ka jeclaatid inti anan adiga kula kulmin ma ogeyn sida ay macqui ku tahay in kalia in

aad xasuus ad qof so xasusatid ay qurxin karto dhaman malintada inti anan adiga kula kulmin ma ogeyn sida ay macqui ku tahay in aad qof jeclaatid

heer inu qofkasi dhibtoodo aad ka jeceshahy in aad

adigu dhibtootid in uu qofkasi xanun dareemo ad ka

jeceshahy in aad badalkisa adigu xanunka

dareentid inti anan adiga kula kulmina ogeyn sida

ay macqul ku tahay in aad hal qof oo kalia ka

fikirtid maalintu siday u dhantahay iyo habeenku sidu u dhanyahy inti anan adiga kula kulmin ma ogeyn sida ay macqul ku tahay in aad qof dartii u ilmaysid inti anan adiga kula kulmin ma ogeyn sida ay macqul ku tahay xiisisatan ad qof u xiistay darti in ay maalintu kula noqonayso

48 saac oo kale.

hanpalyo hubby ugu danbeen wankaso gudubnay qeybtii ugu adkeyd oo aheyd in aan iska soo dhex raadino malaayin dad ah imikana aan sameeno wixi ugu fududaa oo ah in aynaan kala tagin waxkasto dhaca wad mudantahy in aan kun jeer ku raali galiyo waaayo waxaad tahy sirta noloshayda sabbta farxadayda iyo sbbta uu qofkasta ii waydiyo markan tellkayga isticmalayo sbbta an u dhoola cadeeyo xita hadii lasoo ururiyo dhamaan maaalmihii an farxay intan noola uma dhiganto hal daqiiqad oon adiga kula qaatay.


Hal nolol Hal qalbi Hal jaceyl Hal nav Hal boqorad iyo Hal qof qofkaasina waa adiga wan ogahy in aan hal nolol leeyahy noloshasna inan adiga kula qaato ayaan raba inkasto an ogahy in ay ad u gabantahy balse ugu yaraan waxan raba in aan ku ag qaato qofka an ifka ugu jeclahy ma aaaminsani

wax la dhaho ciida jaceylka wayo maaalin kaste on adiga kula qaato ayaaba ii ah aniga ciidayda jaceylka waa laga yaba inan markaste ku masero sbbto ah wan ku jeclahy wana laga yaba inan mararka qar ka xanaaqo wayo said ayan ku daneynaya sido kale wa laga yaba inan mararka qar isku yara dhacno balse ogow

Gacaliso ma rabo inan ku waayo.

Waba sida in aad indhahayga markaste hor joogto xita adigon i ag joogin, waba sida in ay dhagaygu maqlayan codkaga xita adigon ii dhawyn, waba sida in an kugu xiisayo sidi qof anan sanado badan arkin adigo markaste ila hadla, waba sida in ay navtaydu ku tabayso xita anigo og in aad marwalba garabkayga ahanyso, waba sida in aniga iyo adiga oo kaliya ku wada noolnahy aduun ino gara, waxan ku arka sidi in aad tahay gabadha kaliya ee adunkan dul saaran.



Post a Comment

0 Comments