LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Ducooyinka bisha ramadaan



         Ducooyinka bisha ramadaan



Ducooyinka bisha ramadaan



Ducooyinka Bisha Ramadan


1. Duco guud ee soo dhaweynta ramadanka:

اللهم بلغنا رمضان وبارك لنا فيه وأعنا على صيامه

وقيامه

Ilaahayow, na gaarsii Ramadan, noogu barakee, oo naga caawi sonkeda iyo saladaha habenkeda.


Ducada Salaadda

Taraawix:

llahayow, nagu hanuni kuwad hanunisay, cafimadna sii kuwad cafimaad siisay,

nagu mamul kuwad mamusho, nogu barakee waxa aad nasisay, na badbadi shararka wixi aad xukuntay, adaa wax xukuma mana laga xukumi karo,

ma dullowdo kii aad xigto mana sharfodo ki aad coladiso, waa barakaysan tahay Rabbiyow, waana sarreysa 0és

اللهم اهدنا فيمن هديت،

وعافنا فيمن عافيت، وتولنا

فيمن توليت، وبارك لنا فيما

أعطيت، وقنا شر ما قضيت، إنك تقضي ولا يُقضى عليك، إنه لا يذل من واليت، ولا يعز من عاديت، تباركت ربنا

وتعاليت


Ducada Salaadda

Tahajjud:

Ilahayow, adaa mudan mahad naq, ada nurka samoyinka iyo

dhulka iyo waxa ku jira.

Adiga mudan mahadnaq, adaa u sareya samoyinka iyo dhulka iyo waxa ku jira. Adiga xaq ah, balankaga waa xaq, hadalkaga waa xaq, kulankaga waa xaq,

Jannada wa xaq, Naartu wa xaq, Nabiyada waa xaq, Muxammad

(NNKH) waa xaq, Sacada (Qiyaamaha)

waa xaq

اللهم لك الحمد أنت نور السماوات والأرض ومن

فيهن، ولك الحمد أنت قيوم السماوات والأرض ومن

فيهن، ولك الحمد أنت الحق ووعدك الحق، وقولك الحق،

ولقاؤك حق، والجنة حق،

والنار حق، والنبيون حق،

ومحمد صلى اللّٰه عليه وسلم

حق، والساعة حق


Ducada Qoyska:

اللّهُمَّ اجْعَلِ بَيْنَنَا مُحَبَّه

وَرَحْمَةَ وَرَأْفَةً

Ilahayow, nagu dhex dhig jacayl, naxariis, iyo naxariis


Ducada

Muslimiinta :

اللَّهُمَّ اِجْعَلْ هَذِهِ الأُمَّةَ أُمَّةً

صَادِقة وَمُوَحَدَة وَمُتّحِدَة

Ilaahayow, umaddan ka dhig ummad dhab ah, midaysan, iyo mid wadajir ah


Ducada

Weydisanaysa Allah

Cafis iyo Toobad:

اللهُمّ إِنكِ عَفُوَّ تُحِبُّ الْعَفْوَ

فَاعْفُ عَنَي

Ilaahayow, adigu waad cafidaa, waxadna jeceshahay cafiska, ee i cafi


Ducada

Weydisanaysa Allah Janno iyo Badbaado

Naarta:

اللّهُمَّ إِنَي أَسْأَلِكَ الْجَنَّةَ

وَأَعُوذَ بِك مِنَ النَارِ

Ilahayow, waxan ku weydisanaya

Jannada, waxana kaa magangali dona

Nartada


Ducada Farxada, Barwaqada, iyo Horumarka Mustaqbalka:

اللَّهُمَّ اِجْعَلْنَا مِنَ الَذِينَ فِي

الجَنَةِ وَمِن الذِينِ يَفَعَلِونَ فِي

الدَّنْيَا خيْرًا وَيَرَجُونَ أَجْرَكَ

٦ فِي الآخِرَةِ

Ilaahayow, nagu dardarso kuwa

Jannada galay iyo kuwa addunka ugu fiican sameya ee akhiradoda ka rajeynaya ajarkaga


Ducooyinka bisha ramadaan fadligeeda allaha nasiiyo waxaa la nooga baahan yahay inaa ku dadaalno cibaadada rabbi hdee noqoto salaada 

Sadaqada,quraanka la aqriyo iyo astaqfaarta walaalayaal






Post a Comment

0 Comments