LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Erayo calaacal ah oo jacayl

         Erayo calaacal ah oo gaagaaban




Erayo gaagaaban oo jacayl 


* Hooyaday waxay igu tiri

Gurso gabar qalbi wangsn ee ha gursan gabar waji quron Ikn adiga labadaba waad isku darsatay


* Ma ogtahay boqoradayda inaa tahay qof ay nafteyda ku qanacsan tahy agjogada io la hadalkaga anan marnaba ka caajiseen

* Wixi ugu quruxda badna ee aan marnaba ka fikirin doora shadiisa waa adiga jecelkaga

* ⁠Qalbigaga wuxuu ii yahay hoyga aan ka helo farxad iyo dagnaasho aan dunida inteeda kale ka heli karin

* ⁠Waxa kaliya ee nafteyda u baahan tahay waa adiga boqoradayda markan kula joogana waxan dareema farxad uusan qof bini aadam ah marnaba dareemin

* ⁠Waxa iigu balan ah inan waqti walba kugu faano dunida oo dhan ay ogaato sida aan ku jeclahay

* ⁠Jecelka wuu qurux badan yahay marka heysatid qof qalbigaga ka ilaalinayo dhaawaca. indhahagana ka ilaalinayo ilmada.

* ⁠Ereyga farad wuxu ka bilowda

xarafka "F" halka aniga farxadeyda ka bilabato xarafka "S"

  *weyy qurux badn tahy o

weyy naxriis badn tahy

weyy xishood badn tahy f5 waana gabar daacad ah

qalbigeyga ayeyna dagtay

iyadu waa boqorada hablaha

oo idil o

("Sabariin Axmed xaashi")

*adiga wxaa ii tahay abaal marinta ugu wanaagsan uu alle isiiyay boqoradayda 

*Hadii indhahayga awood

u lahan lahaayen in ay hadlan waxay ku sheegi lahayen sida ay adiga kaliga kuu arkaan,

*Majiro qof iga nasiib

badan waayo adiga

Ayaan ku heestaa

*Majirto maalin lla mid ah malinkan adiga ku bartay waa xasuus aan waliged qalbigeyga ka go, i doonin

*Aniga iyo qalbigeyga diyaar

Ayaan u nahay inaa nagu nafisto marka aad murug dareento.

* Dunida waxaa ku nook malaayin dumar ah Ikn adiga kaliya ayaa qalbigeyga bogorad ka nogotay .

* ⁠Sida dayaxa dunida ugu yahy iftin u gaar ah ayad adigana qalbigeyga ugu tahy iftiin ugaar ah gacliso .

    • Adiga waxaa tahay qofka kaliya ee igu qancin kara xaalada markas aan ku suganahay waadna l dhiiri gelisaa waqtiyada adag .

     • dul qaado waqtiyada adag waayo ma jiraan murugo iga weyn inan adiga ku waayo .

      • Nolosha dhan waxay qurux badnaa neysaa mar ay Hal gabar kuu nogoto wax walbo

       • sideen ku dhaa l love you sbbto ah waa erey gaaban jeceylka aan ku qabana intas wuu ka weyn yahay.

        • Qalbigeyga adiga oo kaliya ayuu kuraba adiga un .

         • Ugu dambeyntii waxaad ii

nogotay duni aniga ii qaas ah mana rabo farxadeyda inan laqeyb sado qof aan adiga ahayn nolosheyda .

        • "Ma garanayo sidaad qalbigayga u gashay lakiin waxan ogahay inaan rabin inaad ka baxdo .


Post a Comment

0 Comments