Erayo caacal ah oo aad umacaan
•dhagayso men badaneYy nacfiyeYy malapeYy qalbi nuuriyaYy noloshii ifkaYy waa laga yaaba maseer aan ku qabo dartiisa inaan kugu qayliyo hadana saas ay tahay marabo inan adiga ku waayo men sbbto ah Wan ku jeclahay, hore qof hadalkan uman dhihin Ikn waxan rabaa inad ogatid waligay laman kulmin qof u dhamays tiran sida adiga o kale xita hadii aan haysto millions doorosho ah markasta adigan ku dooran lahaa, Run ahaanti waan la gabsaday in aan ku seexdo habeen kasta hadaladaada Macaan halka habeen ee iga seexato ama iga magantahy waxan dareema in aanan fiicneen waxan kugu ag dareema farxad daganaan iyo naxariiz aan laso koobi kareen. waxa tahay qofkii ugu quruxda badnad ay abid indhahaygu gabtaan waxad leedahay codkii ugu macaana ay abid dhagahaygu maqlaan sido kale waxad leedahay dabeecadiii ugu wanagsaned aan arko, hppi waxa tahay jaceylka galbigayga nolosha navtayda nuurka indhahayga wan jeclahay in aan kula hadlo inkasta anan waxba ku odhan karin intan ka badan.
• wan ogahay inaan maalmo xun kuso marsilyay, Ikn ogow inaan kuu jeclaaday si xad dhaafa
iyo inaan wax kasta u sameen karo si aan maalintada kugu qurxiyo. Kuma balan qaadi karo aduunka balse waxan ku balan qaadi kara noloshayda oo dhan. waxan ku balan qaadi kara inan garabkaaga ahaan doono!
•qof khaas ii ah,
waxa tahay qofka kaliya aanan hal habeena kuseexan inan waayo, iyo qofka kaliya anan la hadalkiisa marnaba ka daalin,
iyo qofka kaliya aan marnaba maskaxdayda ka bixin maalinta oo dhan, waxad tahay qofka kaliya ee iga dhiga mid faraxsan adiga oon ila joogin.
erayo kuma shirixi Karo qiimaha aad agtayda ka leedahay, balse waxad tahay qofka kaliya aan ka cabsado inan waayo iyo ka kaliya aan rabo inan noloshayda ku ilaashado
• waan jeclahay in aan kula hadlo waan jeclahay in aan ku arko waan jeclahay in aan kula kaftamo waan jeclahay in aan kula ciyaaro waan jeclahay in aan ku jeclaadayyyy
waan jeclahay in aan kula qoslo waan jeclahay in aan kula joogo waan jeclahay wax kasta oo adiga kugu sahabsannnnnnnnnnnnn
waan ku jeclahay
• mar dhow, waad dhoolo cadeen doonta waxanad dhihi doonta waxani way ka badanyihiin waxan ku ducaystay.
• adiga ayaan ku jeclaaday, marka an "adiga" ku dhahayo waxan ula jeedo ayaa ah...
qofka aad tahay, kaliya anuu maan jeclaan sida aad u eegtahy iyo jirkaaga, waxan jeclaaday codkaaga,qosolkaaga,iyo sida aad illa dhaqanto...
0 Comments