LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Erayo dareen leh

  Erayo dareen leh oo qalbiga taabanaya






waxan ku jecladay heer ay adagtahy ina fahamtid, jaceyl in badan i badalay iga dhigay inan daremo malmaha io sacadaha, i darensiyay jaceyl io cishqi, i darensiyay xaraf kaste o ku jira kalmad kaste o iso dirtid, malintaydi waxay noqotay mid an soconen ila anad adiga io codkagu ku jirin, ma rabo inu qofi llaka lahado adigu anigad qaas i tahy, waxad qaas u tahy qalbigayga


waxan jeclahy inan u mahadceliyo hooyada

io abaha io hospitalki io mamulaha hospotalka io ninka cashierka ka ah io dictorki io kal

-kaalisoyinki io dhaman dadki ka danbeyay inay so bado quruda intan leeg



Qalbigaygu ma rabo qof aan adiga ahen, maskaxdaydu kama fikirto qof an adiga ahen, indhahaygu ma arkan ila quruxdada moyane



si kaste oo ay malintaydu u xumeyd inan adiga kula hadlo xita daqiqad ha ahate aya iga dhigta mid faraxsan


inan ka dhigo qof faraxsan, inan sabab u noqdo dhoola cadeentada malin kaste, inan noqdo qof qofka klia aad wacdid marka ad murugsantahy io madka aad u bahantahy in laabta lagu galiyo, waxa raba inan kusiyo wax walba ad u bahantahy

sbbto ah adiga ii ah wax walba .




waxa tahy qofki ugu cajibsana an waligay la kulmay ma aqaan waxan kugu tilmamo balse klia waxan ku sheegaya inad tahy qof dhamestiran dabecad ahan qurux ahan io dhan kaste




Waxan joojiyay fariinti adne dib iimad so xasuusan, sidii inagoo aan is aqoonin, ma xasuusto xili an isdaynay, waxaad joojisay jaceylki ana waxan joojiyay inaan kaa baryo inad si fiican ila dhaganto, wad isii xumaysay ana mar walbe wan kusii cafin jiray, ilad aan ka daalay qaladaadkaga tiro-beelka ah jaceylki an ku qabayna dacifo, mar walba waxan eega telofanka anigo sugaya farin dhankaga iga timi hadana waxan xasuusta inad i cidlaysay, wali waxa aan la yaaba sababta aan kugu filnan wayay aniga oo ku siiyay qalbigayga naftayda iyo wax kaste an haystay.....



mar kowad cidna ma qiyaano, mar labad markan wax jeclaanayo si dhamaystiran ayan wax u jeclaada, mar sadexadna marka an adiga ku doorto adigo kaliya ayaad ahaan doonta.




Post a Comment

0 Comments