Erayo jacyl oo caacal ah
Erayo jacayl oo aad umacaan badan
Qofka hada si dhaba u jecashahy
Ama uu balan kaga baxo
Ma ahan inad ku gubto indhahga ee maxa yeley qofka intu adiga ku dulmiyey ama dhib ku qudhey
Allha darti inada ku dhafto maxa ka wangsan
Mida kle qofka dhbata ku jecal hadad balan uga baxdo laftigisa waa qof ku dhibtoba hadan intu dareney dhib ayuu uga diga gofku jecal wuxun ugu duceya nasib kheyr gabo iyo inusan u dhibton sid auu isgu u dhibteysan yhybe
Intas wax awoda waa qofka qalbiga wangsan ee
nustaqbl ka rajeynya
Xikan kugu la dhey
Харірі
Xisan ku hayaa
Харірі
Xural cey ifka jogta tahay
Харірі
Xili kasta xapipi in aad laab teyda ku jirto
Харірі
Ayuu xis keyga jecelahay
Харірі
Dhabtii ma Aqaan marka aan fariintaan goraayo in ay ku soo gaareyso iyo in kale balse bogoradeydi si xad
dhaaf baan ku jeclahay
• Nolasheydiyeey nolashu waa
astaan jaceyikeenuna
waa aqoonsiga isla nolasha ee
gacaliso xiisaha xad dhaafay ee aan kuu qabo ha igu
cidleyn
Jaceylku waa nolol, e& nolashuna waa adiga, sidee ku noolaan karaa adiga 5 oo boqoradeydi ii dhaweyn, ma
aamini karo in Hal daqiiqo ku moogaan karo, waan ku jeclahay gacaliso
Boqoradeydi
barasbada waa wax qoran balse adiga
waxa ad tahay bogortooyo quruxdiyo qaab samida u
dhalatay
Hadaad arkeyso 09 fariinteyda qurux badan love dhamaan wAn idiin jeclahay gabdhaha soomaaliyeed
Kama dhigan farxadeyda oo kaliya
E waxaa tahay Boqorada Nolosheyda Mana tihid Qof aan jeclahay bas ehee waxa tahay Ruuxdey da badh keen Mana Donayo in aan ka boxo laab Yada wayo waxan Daren maa Daren cajiib ah B0Q0Radeyda Giyoow .
Markaad lidhawdahe Laabtada Ku Jiro Un,baan Dareema Awood lyo Tamar Siyaada daganan Iyo Farxad Siyaada Libaaxadeydee Laabtada Waa Janada Dunida La Joogagana Waa Ka Duwan Yahay Midka
Dadko Dhan Runtii
lyadu wa qofka kaliya taqaana qiimahayga
Markan qaldanahay way isaxdaa
Waqtiyada adag waxay ii noqotaa garab
lyadu waa gabar dagan taqana ixtiraamka dadka waa weyn
waana gabar daacad ah naxriis badan hadana maskiinad ah oo hadana qurux badan e
Intas io in kabadan way leedahay iyada waxayna ii buuxisay boos walbo aan u baahna inu qof il buuxiyo Wana kun karoon wayna u qalanta in sidaan oo dhan aan ujeclaado uguna waasho jaceylkeeda waana iyada bogorada galbigeyga io bogorada nolosheyda
0 Comments