Erayo qalbi jab ah oo xanuun badan 2025
Erayo qalbi jab ah oo xanuun badan
~Fariimahaa marhore soodirtaan sii dultaagnahaye
~Berigii codkaad duubtay baan dawo u haystaaye ~Daawashada waxaan firsadaa dagaladaadilye
~Waxa run ah inaa kuu darsaday waan dafirayaaye.
~Dablibkii markaan waayay baan sii dabayshadaye
~Diiqad iyo iswaa baan dhex galay adi daraadaaye
~Dareenkaagu muruguu ibaday daain abidkilye
~Waxa dunida laga hadal hayaa dagar adaydilye ~Kaalay oo digtoorkayga nogo waan is dilayaaye.
Waxa uu ka sugayaa farlin nuxurkeedu yahay waan kuu xiisay , iyadana waxayna sugaysaa dhambaal nuxurklisu xambaarsan yahay, gacaliso, waan ku xiisay..
Laakin kibirkii ayaa u
diidaya, halkaas ayaana hilowgoodii ku gubanaaya, qofna ma rabo inuu ka quusto jeceylka....!!
Qofkaagii la hadal oo u sheeg inaad u xiistay naf isagali
Hadi an in bdn kula hadlo waxn ka baqaya ind iga xiso dhacdo,hadi an ka amusona waxan ka baqaya inad modo inan ku jeclyn
Gacaliso aniga iyo adiga inan is barano waa sidu ilahay qoray mar kale"Alle ka baryaa in uu calaf igu ka daro adiga
Boqoradayda Qalbiga adiga ayuu ku raba nafteyda adiga ku rabtaa maskaxda adige ku rabta.
-Anoo hadalkaa u baahan
Haddan kugu badiyey call ka
-Macaan sabab baan lahaaye
Maxaad ii block garaysey?
pov:kuma buxin karo Booska Boqorki ku dhalay lakin wxa
Boqorad kaga dhigaya aniga saldanadeyda
Inta aan aniga noolahay waxaan ahay ruuxa mar wlbo kugu
faananyo boqoradayda
Suldaamadayda jacayl fara badan ma ahe ma murug ban u qalma .
maserkeyga adbuu u xun yhy
neefta baa igu dhagta
dhaq_dhaqaaga baa i dhiba
maserka dhiigeyga buu race
nolosha baa cariiri igu nogota
daqiigadas culeeska dunida baa
dusha laiga sara .
0 Comments