Erayo qalbi jab ah oo dareen ah
Erayo qalbi jaba
• Jeceylka guulesta waa midka labada qof ee lamaanaha ah midkod midka kale u tanaasula waqtiyada adag ee soo kala dhex gala wa hubaal waa lamaane dhab ah labadas
• Raali gelinta joogtada ah ee
laba qof is jecel waxay ka dhigaysaa mid adag xirirkoda
hubaal waxad noqondontan lamaane ay dunidu xusto"
• "Daacad nimada iyo galsoonida waa laba tiir oo xiriirka adkeeya labada qofna lagarabo inay dacad isku ahadan kalsonina isku qabaan"
• Wixi ugu quruxda badna ee aan marnaba ka fikirin doora shadiisa waa adiga jecelkaga
• inaan ku jeclaado waa iska caadi Ikn inaad adiga Ijeclaato waa nasiib aan raga kale dheerahay .
• Tan iyo markan bilaabay lahadal kaaga majirin habeen aan seexday anigoon adiga kaa fikirin .
• Run ahanti farxadeyda ayaa sabab u tahay sida aan ku jeclaaday qofna Uma jeclan dooni kaliya adiga aya
u qalma boqoradayda .
• "Nafteyda adigaa wehel u noqday farxadayda adige ka bilaabata maalinkeyga ii qurxisa waxana ku hamiya mar un ina nogoto xalasheyda"
• i dhagayso suldaamadayda "ma arag qof kula mid ah mana rabo badalkaaga"
• Ma aqaan sida qofkale loola hadlo adiga mooye ma aqaan sida loo dhoola cadeeyo adiga tarta mooye markan ku bartan nolosha macnaheda io jaceylka mcantisa bartay nolosheyda .
• Maxa ka quux badan marka ad
heshid qof geeri moye anay wax kale idin kala geyn karin .
• Waxan rajaynayaa inad ogatid in anay jirin gabar kale oo aduunkan saran oo qadan karta booska ad igu jirtid, markaste waxad ahaan doonta qoftaydii hubby
• waxa jira dad aad u kooban kuwaso aduunka ka dhiga meel aad u qurux badan kalia inay iyagu ku suganyihiin.
• waligay kama daalayo in aan adiga ku jeclaado, coz jaceylkagu waa farxadeyda .
• masaafadu wa dhaman donta maalin uun hab ayana ku siin doona .
• aniga waxkaste ayad iga dhigantahy marna ha u malenin inan ka marmi karo, mantana ka marmen baribanan ka marmen waligayna ka marmi .
0 Comments