LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Geeraar jacayl + Erayo macaan



         Geeraaro jacayl + erayo jacayl 



Geeraaro jacayl + erayo jacayl



Geeraaro jacayl oo aad umacaan 


Dhaayuhu Aragaga Bilan

 i leyska ka soo Baxey

Dunida ku Iftiimsadaan

VAdey Nuur kaa Helan

Markaad Erey io Farin 

 Oraah li soo Dirtaan

 llaawa Daalka Oo

 Awood Baad Igu Kabta

Inaad uRugootid Baan

 Aduunyada Ugu Necbo

 indhaha kuGu Yaal Macan

imadu Kama soo baxan


• Midi ay naftu dooratay

• Waxan ku daydayaa

• Jacayl qalbigeyga dagay

• Dooq ba igu ka daroo

• Dadka iga wada xigtaa

• Wadnaha kugu dabacoo

• Adan daacad ku jeclahay

• Aduunka iyo dahabka yaal

• Miyan kugu doorsan karaya

• Dawada nolosha tahee

• Adaan ifkan ku jeclahy


   wxad tahay qof edeb looamusnaan udhalato wabiyuhu dhaman aye ka amaan helanoo aflagaado iyo ceeb midna aan aqoono basar iyo afgabnaan kuu astutaray macbudoo hadii ay ahatiyo hadii ay adkataba aan la dhaadahaynoo naftu ooy ka adagtiyo iimaanku xidhayoo aqalkeedu qadoo ubadkeeda korisoo illahey taqanoo dhulka aayar socote


muuqaagii I dhayi jirey hadda wuu I dhibayaa.

Sidaa aan kugu bartay ila iyo waqtigaan la joogo maanan arag gabar kaa naxriis badn ama ka jacel fiican xptii


    Rabiyoow Ha iga lumin gofkii aad iga arzaagdey oo aan nolosha kula soo arkay, markaasaan u soo nogday, markaasaan jeclaaday ilaa aan ka noqday farxad, eudud iyo qoys, oyskeyga.


Hadaan ogaan lahaa in aan adiga kuhelaayo dhamaan maalmihil isoo dhaafay waxan ku qaadan lahaa sugitankaaga

jacelka kii ugu

quruxda badnaa aan laa kulmo waxaan ka heelay xiligi ugu habooneyd een kuu baahanaa i xafido kaama tagi doona Waligaa 


 Waxan rajaynayaa inad ogatid in anay jirin gabar kale oo aduunkan saran 00 qadan karta booska ad igu firtid, markaste waxad ahaan doonta qoftaydii hubby


 Adiga la aantaa dunidu mugdi ayay ii tahay

Indhahayga waxay arkaan adiga oo kaliya qalbigeygana adiga un buu kaa buuxaa

Jacaylku ma aha hadal keliya waa dareen la muujiyo oo la daryeelo

Markaan ku arko adduunka oo dhan wuu ii iftiimaa

Qalbigayga wuxuu garaacmaa marka magacaa la xuso

Waan ku jeclahay maanta berri iyo weligeed

Sida neefta aan u qaato, adiguna nolosheyda baad tahay

Xusuustaada marna qalbigayga kama tagto Jacaylka aan kuu qabo

waa mid aan dhamaaneyn


Waxaa tahay hantida kaliyeen haysto dumar dirac baa la xirataa mooyee darajaa dheertahay Suldaamadayda boqoradayda way adagtahay in la helo Suldaamadayda oo kle waayo waa inaa ku ilaashadaa macaan badaneyyy ku jeclahay 




Post a Comment

0 Comments