Qoraal murugo iyo caacal ah
Erayo caacal ah oo qalbi xanuuna
Jaceylku waa arakti
Aragtidane waa maqal
Maqalkane waa muugaal
Muqaalkuna waa dareen
Darenkuna waa calaf*
Rabiyoow Ha iga lumin qofkii aad iga arzaaqdey oo aan nolosha kula soo arkay, markaasaan u soo nogday, mark aasaan jeclaaday ilaa aan ka nogday farxad, cudud iyo goys, goyskeyga.
Kama dhigan farxadeyda oo kaliya
E waxaa tahay Bogoradeyda Nolosheyda Mana tihid Qof aan jeclahay bas ehee waxa tahay-Ruuxdey da badh keen Mana Donayo in aan ka boxo laab Yada wayo waxan Daren maa Daren cajiib ah
BOQORADeydaa
Amaan qoraal jacayl
Duniiiifsa weye
Daruur i hortey weye
Dugsi aaan ku dagey weye
Dunxariira weye
Dayaxa i baxa weye
Dumideydii Qarsoneed weye
Adiga la'aantaa dunidu mugdi ayay ii tahay
Indhahayga waxay arkaan adiga oo kaliya qalbigeygana adiga un buu kaa buuxaa
Jacaylku ma aha hadal keliya waa dareen la muujiyo oo la daryeelo
Markaan ku arko adduunka oo dhan wuu ii iftiimaa Qalbigayga wuxuu garanemas marka magacaa la xuso
Waan ku jeclahay maanta berri iyo weligeed
Sida neefta aan u qaato, adiguna nolosheyda baad tahay Xusuustaada marna galbigayga kama tagto Jacaylka aan kuu gabo waa mid aan dhamaaneyn
Erayo jacayl iyo amaan qurxoon
wax kasto dhamaad eyeey lee yihin Ikn jeclka ku gabo dhaamat malahn
Dunidu wa nolol noloshana wa jacel jaceylkuna wa hal gof gofkuna wa adiga
Qalbiga kali baad ku tahay noolasheydii
Lì C Naftana weHeL baad u tahay beerlula
Niyada qanac baad u tahay
Nolosha gayb baad ka tahay
jacaylka .
gisaad u tahay Ruuxda gareen
baad u tahay marwdeyda
Daryeel gof dhan baad u tahay
Digtoor anigaad ii tahay beerlula
Amaan dareen leh
• Gabar caqli u dhalatoo
• Camal fiican baad tahay
• Cudoon lo duceeyiyo
• Han ku caana baad tahay
• Cadho lyo xanaqiyo
• Ciil eebe kuma badin
• Kama cabatid waayaha
• Cadowga ma libin helo
• Cugashada xul baad tahay
• Calaf kaad u noqota
• Cawo iyo ayaan badan
• Caadir silye dhaladay
•Dahab la moodyey
• Dumar filkoogiyo
• Adda u doo, roon
• Hablaha ifkani ku nool •
0 Comments