LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Qoraal jacayl oo gaagaaban

            Qoraal jacayl oo gaagaaban





•Sida ubaxu ugu dhex muugdo

dhirta inteeda kale ayaad adigana iiga dhex muugata dumarka intooda kale


 • Jaceylku wuxu men badan

yahay markay laba gof si xad dhaaf ah isugu kalsoon yihfin.

  • Wax walbo dhamaad ayey leeyihin Ikn jaceylka aan kuu qabo malahan dhamad .

    • quruxda waxaa usii dheer daacad nimo iyo naxriis aanan xad leheen .

     • Waxa kaliya ee aan mar weliba ka baqo ayaa ah inay wax iikaso gaaran nolosheyda nafteyda marnaba ma cafindoni markas .

      • Waan ku jeclaan dona Wana kugu faani dona had iyo jeer kaliya xasuusnow ina aniga qaas ii tahay .

       • Qalbigeyga qof waliba waan ka xiray marka laga reebo adiga .

       • Aniga iyo adiga inan is barano Alle ayaa inoo qoray mar kale waxan Alle ka baryaa in uu calaf iigu kaa daro adiga .

       • Jecelka wuu qurux badan yahay marka heysatid gof qalbigaga ka ilaalinayo dhaawaca. indhahagana ka ilaalinayo ilmada. 

        • Ma awoodo inan kusiyo dunida oo dhan balse waxan awooda inan ku siiyo qilbi aan qiyaano aqoonin .

        • Aqoon yahanada jeceylka

waxay dhahaan jecelka indha maleh Ikn sida sada ah aniguu indhaha itiray .

        • Uma baahni aduunka oo dhan inuu ijeclado kaliya waxan ubaahanahy adiga jecelkaaga .

         • Dayaxu wuxu ifiyaa dunida oo idil sidokle Sabiriin waxay ifisaa aniga galbigeyga . 

          • jecelka waxa uu macn badn yahay marka ay is helan labo qof sida aniga iyo adiga caml .

           • Magac dumar way lawadaagta mooye isku darajo mahan boqorada dumarka oo idil iyo bogorada qalbigeyga waa ayada .

           • Dunida aan joogo waxan ku bartay dad aad ufara badan Ikn intas oo dhan waxan ilaaway markan adiga ku bartay waxana ii noqotay gof igu qaali .

          •I balan qaad inaad agtayda ka fogaan doonin

           • "Iga raali noqo majoojin kari jeceylka aan adiga ku jeclahay

            • Adiga waxa tahay abaal marinti ugu wanaagsaned

Uu "Alle" I siiyey Suldaamadayda.

            • "Hadad murugooto waxaad arki doonta anigo si qarsoodi U xadaayo murugtada ilaa Aan ka arko farxadaada .

           •"Drugs ka waa dilaa weyn sido kale bini aadamka qaarkiisna waa dilaa" 

           •waxa laga yaaba inaa layaaban tahay sida aan ku daneeyo Ikn ogow qalbi bartay ag joogaaga Uma

adkeesan Karo maqnaa shiyahaaga .

Post a Comment

0 Comments