LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Tariikhda abwaan hadraawi AUN

    Taadiikhda abwaan hadraawi AUN





Tariikhda abwaan hadraawi AUN


 Abawaan hadraawi wuxuu ahaa abwaan soomaaliyeed waliba ku wooda loogu jecelyahay abwaanada soomaaliyeed .

Abwaanku wxa uu ka soo jeeday gobolada waqooyi Ee soomaaliland 

 Wuxuu ahaa abwaan soomaaliyeed kuwooda ugu fiican AUN

 Wuxuu qaaday gabayo badan ku waasoo aan la soo koobi karin.

 Lama dhihi karo hal iyo labo gabayadiisa abwaan hadraawi AUN

 

 Waxaa ka mida gabayadiisa 

Ninka doonnidaydii

kala dagay hankiisoow anna doonnidaadii kala dagay hankaygii.

   

Waxaa kaloo ka mida abwaanka gabayadiisa 


 • Ku laabtay halkan ka dayey

• Markey dani maaha tiri

• Kasii dayey meel la dayey

• Maxay doqoniino tiri

• Ruux aan jirin raad ku doon

• Intaan isku duubay been

• Ka buuxsaday labada dacal

    • Maxay runi daadi tiri

 

 Waxay muujinayaan tuduc aad uwayn abwaan hadraawi AUN

      

Waxaa kaloo ka mida gabayadiisa 


"Ma ogtahay ninkii door ahba hadalku deeqaaye

Ma ogtahay sursuur daahan baa dabinku yaalaaye

Ma ogtahay dalluun baa ka godan doox hortaada ahe

Ma ogtahay xadhkaga daadsan aan lana dareemayne

Ma ogtahay inaad door heshaan lagula doonayne

Ma ogtahay rag kula doodayo kuu dan la jira'e

Ma ogtahay shisheeyuhu nin dagan waa kuwii dila'e

Ma ogtahay digtoonaan la'aan dacar inaad leeftay.

  

Waxaa kloo ka mida 

 

• Dadku waa adoomo

• Lama siin awoodaha

• Alle lagaga maarme

• Kali lagu ahaade

• Ha iloobin baqashada.

  

Ninka doonnidaydii

kala dagay hankiisoow anna doonnidaadii kala dagay hankaygii.


AUN. Abwaankeena janadii fardowsana allaha ka waraabiyo


Post a Comment

0 Comments